X

Waxaan sameeyaa dalabyo macmiil

Hal qaab ee aad isbadel ku sameyn kartaa waa in aad gaarto go’aan feejignaan sida macaamiil ahaan. Tani waxa ay micnaheedu tahay in aad xisaabta ku darsato halka iyo sida cuntada, adeegyada ama tusaale ahaan labiska aad iibsaneyso halka lagu soo sameeyey. Halkee ayaa lagu warshadeeyey alaabta? Ma si haboon ayaa xaqooda loo siiyey kuwa soo saarey alaabta/shayga? Sidee ayuu sheyga/alaabta wax yeelo ugu yeelan doontaa bay’adda ama deegaanka? Hal tusaale ee macmiilka gaari karo waa in uu iibsadaa waxyaabaha laga soo saarey wadanka/gobolka halka uu ka iibsan la’haa mid meelo fog laga keenay. Mid kale ee macaamiilka uu gaari karo waa, tusaale ahaan halka uu ka iibsan la’haa labis cusub, in uu soo iibsado dhar mustacmal ah oo ka soo iibsado suuqa (flea market).

Dalabyada macmiilka aad ayaa maalin kasta loo saameeyey ayada oo bulshada maanta noqotey mid isticmaalka jiheeya. Link-iyada hoose ayaad ka heleysaa meel aad ka bilowdo oo wuxuu kaa caawinayaa talooyin sida dalabyada macmiilka uu kaa caawin karo in aad gaarto go’aan toos ah oo si sax ah adiga kuugu muhiimsan!

Dalabyada Ethikalka (Eettinen valinta)

Calaamadaha Eco (Ympäristömerkit)

Ganacsi Xaq (Reilu kauppa)

Waxyaabaha Caadiga Ubaxa (Luomutuotteet)

Warshada Dharka (Vaateteollisuus)

Waxyaaba Finnishka soo Saaro (Suomalaiset tuotteet)