X

Mashaariicda ayaan ka qeyb qaataa

In mashaariicdan aad kuwa kale kala shaqeyso waa mid faa’ido leh. Mashruuc wuxuu noqon karaa waxkasta da’ yarta ay si madax banaan u abaabuleyso, ee ka abaabuleysa tartamada bulsho ee ay ka sameyneyso xarumaha da’yarta ee tarbamada ama barnaamijyada loogu tala-galey dhaqan is-weydaarsi ka dhex dhacca dadka da’yarta ee wadamada kale. Mashaariicda waxay ku barayaan in aad howsha ku barto tartan, inta aad saaxiibadaada maaweelo kula jirto.

Haddii aad hayso mashruuc aad jeceshahay in saaxiibkaaga la howl galgasho, waxaa suurto gal ah in aad deeq maal gelin ah ka hesho, tusaale ahaan Xarunta Dhaqdhaqaaqa ee Caalamiga (Centre for International Mobility – CIMO). Sidoo kale waxaad weydiin kartaa tawabaraha da’yarta ee xarunta da’yarta waxa ay tahay nooca fursadaha maal-gelin ee ka jira degmadaaada.